Qeexid

"Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luggooyo oo kali ah:
  • Hubaal, haddii aan la nimaado dadnimo, aanan ka soo gaddoonno dariiqa luggooyo ee aan ku habownay.
  • Waa marka horee, ergada Soomaalida uga qaybgaleysa shirku waxay la mid yihiin kuwii ka horeeyay ee ka qaybgali jiray shirarkii luggooyo ee hore.