Qeexid

"luggo' f.mg1 (-'ay, -'day) Meel wax laga doonay ka waayid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luggo oo kali ah:
  • Rag Soomaaliyeed baa u soo tafa-xeytay luggooyadeyda.
  • Dhimrin waa wanaag, inkiraadse waa luggooyo.