Qeexid
L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya.
L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: Eeg luggelis
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid.
Qeexid Xigta: Arrin, hawl iwm carqaladayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg luggeli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg luggelin
m.dh
Qeexid: ld gelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gelis 1 m.l ld gelin.
Qeexid: luggo' f.mg1 (-'ay, -'day) Meel wax laga doonay ka waayid.
Qeexid: luggo'id m.f.dh eeg luggo'.
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld faraggelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Cid waqti ka lumin.
Qeexid Xigta: Si kas ah qof marin toosan uga habaabin.
Qeexid Kale: Cid ballan been ah siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg luggoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caano markaas la lisay.
Qeexid Xigta: Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Caano maalid.
Qeexid Xigta: Mindi af u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Qeexid Xigta: Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Qeexid Kale: Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]