Qeexid

"Gaadiid la'aan meel socod ku aadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lugee oo kali ah:
  • Dhisa Soomaaliya cusub,oo lugeehada isku taagta, oo ay horkacayaan hogaankana u hayaan indheer garadkiina daacada ah.
  • Jaamac Irbad oo maadaama u ogaaday inaan Najiib joojin, meel fogna ka soo lugeeyay oo aan sugin hadalka dambe ee Cawo Raabi ayaa isaga oo sii socda yidhi “Beryahan waanu kala raagnay Najiib oo war isuma hayno.”