Qeexid
Garabqodo.
Garabqodo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh.u
Qeexid: (c.nafl.) Cayayaan lehjir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labadahore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu kuduulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ldayeeyolugadheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Lafaha dhaadheer ee dadka, ugaarta, dugaagga iyo duunyada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Siil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Faras si degdeg ah u fuulid.
Qeexid Xigta: Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo.
Qeexid Xigta: Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Qeexid Xigta: Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Qeexid Kale: Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg lugduub2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid lala socday wax yar ka harid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld lugdambeedin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg lugdambeedi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]