Qeexid

"Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka."

Qeexid Kale

Socod aan gaadiid la fuushanayn.

Qeexid Xigta

Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lug oo kali ah:
  • Maansadoodu ma hanaqaaddo, maxaa yeelay waxay ka dhalatay carrabkii dalabta lahaa ee la sheegay lugaha dalabta leh in laga garan og yahay!
  • Hawlfulinta mashruuca waxaa laga kaashanayaa xafiisyada shaqada, Xarunta Shaqada iyo Horumarka Dhaqaalaha, Ururka Vanhus- ja lähimmäispalvelun liitto, Kulliyadda Xirfadeed ee Oulu iyo ururrada iyo hay'adaha ku lug leh shaqada muhaajiriinta.