Qeexid

"(-wyo, m.dh) Bowdada iyo kubku meesha ay iska galaan dhankeeda sare; jilib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga low oo kali ah:
  • Hebello uu yaqaannay oo guursaday buu maankiisa ku soo xaadiriyaa, tolow hebel hadda muxuu samaynayaa?
  • Muqdisho(AllPuntland)-Qorshe dagaal oo mudooyinkii u danbeeyay la filayay in uu dhaco ayaa saakay bilowday kaasoo u muuqda mid Dowladda KMG ay ku dooneyso in ay ku wiiqdo awooda kooxaha Al-Shabaab ee ka soo horjeeda jiritaanka Qaranimada Soomaaliya.