Qeexid
ld looxul-maxfuud.
ld looxul-maxfuud.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: Eeg looxalmaxfuud
m.l
Qeexid: Diiwaan muslimiintu ay rumaysanyihiin in lagu qoro waxa adduunka ka dhaca ama ka dhici doona oo idil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sawir gacmeed qiima leh oo ku sawiran waraaq iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto.
Qeexid Xigta: Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qori yar oo la qoray oo lagu shubto xabagta dhammaanjada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld loox-dhamaanjo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]