Qeexid
Qori yar oo la qoray oo lagu shubto xabagta dhammaanjada.
Qori yar oo la qoray oo lagu shubto xabagta dhammaanjada.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld loox-dhamaanjo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog1, dhamoojo, dhamooq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto.
Qeexid Xigta: Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dham maansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhamaajo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jeysay
Qeexid: Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhama'2 f.mg1 (-m'ay, -ma'day; -m'i) Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'2.
Qeexid: dhama'1 m.l 1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'1.
m.f.dh
Qeexid: eeg dhamaajee. ld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo qeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sawir gacmeed qiima leh oo ku sawiran waraaq iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld looxul-maxfuud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Diiwaan muslimiintu ay rumaysanyihiin in lagu qoro waxa adduunka ka dhaca ama ka dhici doona oo idil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]