Qeexid

"(-nno, m.dh) Dagaal ama tartan laba quwadood oo iska soo horjeeda ka dhexeeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga loollan oo kali ah:
  • Habadda, waxa iyaguna jira oo durba badka isa soo dhigay rag damac ka hayo hoggaaminta dalka, kuwaas oo u soo tafaxaytay siday loollan adag oo ku wajahan tartanka murrashaxnimada Madaxweynaha UDUB dhexdiisa ula geli lahaayeen Md.
  • Xaaji Faarax Oomaar isaga oo haddaba ka dab qaadanaya aragtidaasi Gaandi, ayaa waxa uu bilaabay loollan siyaasi ah oo aan hubaysnayn inuu ku muujiyo in dadka soomaalidu ay xaq u leeyihiin in ay gobanimo gaadhaan.