Qeexid

"Jaad ka mid ah dhigaha aqalada miyiga lagu dhiso."

Qeexid Kale

Xarriiq dhulka gudub u gooysa oo la siman dhulbaraha. 4.

Qeexid Xigta

Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lool oo kali ah:
  • Dhigaha iyo loolasha waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo bar ama meel oogada dhulka ka mid ah.
  • Iyadoo aan wali la aasin madaxweeynihii dalka ayaa Xaruntii Dhexe ee Xisbiga SYL waxaa ka biloowday looltan iyo khilaaf ku sabsan doorashada madaxweynaha Cusub iyo ciddii noqon lahayd madaxweynaha.