Qeexid

"Harraad badan."

Qeexid Xigta

Lahan; laxaw.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga loof oo kali ah:
  • Haddii aanay dawladdu garan karayn kaalinta ay saxaafadda madaxa banaani ugu jirto dalka, waxay taasi ka dhigantahay oo kale sidii caruur aabahood ka dhaxlay duunyo badan oo siduu ku dhaqday aan ogayn oo ku loofaray.
  • Waxbarashada: Dhibaato ah in ardeyda u guuro dhanka Boosaaso ayaa laga soo kabtay ka dib markii loo hawl galay in dib loofuro furitaanka dugsiga Sare, si ardayda kasoo baxda dugsiga H/dhexe ee Dhahar ay ugu gudbaan.