Qeexid

(-amay, -antay; -ami) Wax la loodiyey noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga loodsan oo kali ah:
  • Gariiraddii kal jiidnayd waxay qabatay hawl waxaana la yidhaahdaa waxa ay leedahay tamar loodsan.
  • Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka, Tamar Cufisjiidadka, Tamar socod, Tamar loodsan, Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka (bu'eed), laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah, sida: Tamarta kaydsan.