Qeexid

"Wax fidsan xoog ku laabid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga loodi oo kali ah:
  • Hadaba rabitaanka bulshadu waa wax aan la loodin karin, waase la dhaawici karaa, taasoo dawadeedu muddo qaadato.
  • Hanjabaad iyo hunguri-gelinba, wuxuu ahaa nin lagu soo loodin waayey.