Qeexid

"lo' m.dh.u 1. Naasley caws ku nool ah oo xoolaha la dhaqdo ka mid ah, leh geeso, sayn dheer, raafaf iyo tuur, lana manaafacaadsado caanaheeda, hilibkeeda, haraggeeda iwm. 2. Koox xiddigo ah oo si xiriir ah isu daba yaal; saco."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lo oo kali ah:
  • Saacadaha uu ninku ku hawlan yahay cibaadada Alle iyo camalka adduunyo, waxaa habboon inuu dhexgashado waqti uu xaaskiisa kula baashaalo, si qalbigu ugu dego, laabtu ugu qabowdo firfircoonaanna uga qaado.
  • Kulan Barlamanku yeeshay oo ka dhacey magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa xildhibaano gaaraya 41 u codeeyeen Calanka cusub iyo astaanka.