Qeexid

"Xaashi turub oo lix dhibcood leh."

Qeexid Xigta

Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lixle oo kali ah:
  • Madaxdii maalintaa na sagootiday waxaa ka mid ahaa Xasan Aaden Wadaadiid oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii SNM. hawlgalkaana waxa hogaaminayay Alla ha u naxariistee Shahiid Maxamed Xaashi Diiriye (Lixle), waxaanu ka dhaqaaqnay Gaashaamo 11:00 habeenimo.
  • Dawlad milixle baan sugayayiyo Maskax saafiyiyo baan ka bogan Maandeeqdiyo hashaan foolceshee Makhluuqoo dhan baa yaabsaniyo ODHAAHDA AKHRISTAHA: Kaaf iyo kala dheeri.