Qeexid

"Sanadaha u dhexeeya lixdanka ilaa lixdan iyo sagaalka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lixdanaad oo kali ah:
  • Waxbarashadiisii aasaasiga ahayd iyo tii dhexeba, wuxuu ku soo qaatay dalka Suudaan 1946, kadibna barashada tacliinta sare ku soo qaatay dalalka Ingiriiska oo uu tegay dabayaaqadii kontonaadkii iyo Maraykanka oo uu tegay lixdanaadkii.
  • Bilowgii lixdanaadkii waxaa fidey ku xadgudub iyo isticmaal xumo.