Qeexid
Xilliga guga qaybtiisa dambe; cawliku-dhashay.
Xilliga guga qaybtiisa dambe; cawliku-dhashay.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld lixadhaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg lixadhaco
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: ld faraxalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Wax si fiican u maamulasho.
Qeexid Xigta: Wax mayrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: .j Tirada jagaale, keeda u dhigma lixda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoog, itaal.
Qeexid Xigta: Baaxad.
Qeexid Kale: Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: lixaadla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof curyaan ah ahaansho.
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoog yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: lixaadla'aan m.f.dh eeg lixaadla' ld lixaadla'aansho lixaadla'aansho m.l/dh ld lixaadla'aan.
m.l
Qeexid: ld lixaadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld lixaadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg lixaadso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]