Qeexid

".j Tirada jagaale, keeda u dhigma lixda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lixaad oo kali ah:
  • Dhabnimada arrintaas, waxaa lagu arki karaa awoodda muruqeed iyo lixaadka jir-ahaaneed ee dadyowga badsada quudashada Khudraddaas.
  • Waxbarashada, Cilmiga iyo Waayo aragnimada Waa naga nasiib badan tihiin oo fasalkii lixaad Xamar baan u aadnay.