Qeexid

"Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lix oo kali ah:
  • Ma ahan Markii ugu Horeysay ee ay UNDP Gudoonsiiso puntland Gaadiid noocani ah iyadoo kaalin lixaadle ka Geysatay Gaadiidka Saldhigyada iyo Howlwadeenada amaanka Puntland.
  • FG:- Dhismaha Maxkamada Dasturiga ah waa inay ka danbeysaa oo kali ah dhismaha xukuumadda muddo lix bilood ah eeg qodobka 74 lamberka 1aad.