Qeexid

Xiddigaha raqaha oo dayaxu maro tooda labaad oo u dhexeysa godinta iyo lixaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga listan oo kali ah:
  • Maamul beddelistan cusub ayaa kusoo beegmeysa iyadoo si weyn loo hadal hayo in madaxweyne Sh.
  • Maamul beddelistan cusub ayaa kusoo beegmeysa iyadoo si weyn loo hadal hayo in madaxweyne Sh.