Qeexid

"Mindi iwm lisin ku afayn."

Qeexid Xigta

Xoolo maalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liso oo kali ah:
  • "Somalidu nabada haka shaqeeyaan, shirarka ka socda Jabuutina yaysan la mid noqon kuwii hore ee guuldarooyinka ku dhamaaday, waayo dunidu waxay u heelan tahay xiligaan inay nabad ka dhaliso Somalia" ayuu yiri Madaxweynaha Jabuuti.
  • Hay'adda WFP ayaa ka jawaabtay hadalkii kasoo baxay Al-shabaab ee ahaa inay ka joojisay howlaha ay kawado deegaanada ay ka taliso, iyagoo sheegay inay sii wadi doonaan gargaarka ay siiyaan shacabka Somalia.