Qeexid
Hab naasaha xoolaha looga saaro caano.
Hab naasaha xoolaha looga saaro caano.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: Eeg lismo
m.f.dh
Qeexid: eeg lisan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Caano maalid.
Qeexid Xigta: Mindi af u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano markaas la lisay.
Qeexid Xigta: Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-sayaal, m.l/dh) Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -intay, -imatay
Qeexid: Beer harammo ka gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Mindi iwm lisin ku afayn.
Qeexid Xigta: Xoolo maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg lis1: (3), lismo.
m.l
Qeexid: ld lise.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho.
Qeexid Xigta: Mindi wax af loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld liin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -imtay, -immatay
Qeexid: Dhiiqo darteed la socon waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax hal mar la liqi karo.
Qeexid Xigta: Dheef aad u yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld lisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho.
Qeexid Xigta: Mindi wax af loo yeelay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lis2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xiddigaha raqaha oo dayaxu maro tooda labaad oo u dhexeysa godinta iyo lixaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]