Qeexid

"Caano markaas la lisay."

Qeexid Xigta

Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lis oo kali ah:
  • Luuqada lagaga hadlo dala Boland waa luuqada maxaliga ah ee Polish-ka ama sidow luuyaqana Afka-Boland.
  • Waxaana la filayaa inay dhimashada dadka wax ku noqday qaraxani ay sii korodho, iyada oo ay qaar ka ka mid ah dhaawacu halis yihiin, kuwaas oo askar ka tirsan ciidanka Israel.