Qeexid

Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liqsii oo kali ah:
  • Dadka siyaasadda ina Cigaal taageeri jiray oo u badnaa dadka waaweyn, marka uu wax gashanayo fara-madhnaan kuma liqsiin jirin.
  • Ma waxa aynnu ka filaynaa qoraaga inuu inna liqsiiyo in Siyaad iyo Mingiste heshiiyaan oo ciidanka SNM lagu soo martiqaado Muqdisho, mise in iyaga oo garbaduub u xidhan Muqdisho laga rogo oo dabadeed la mariyo halkii kuwii ka horreeyay mareen?