Qeexid
Wax hal mar la liqi karo.
Qeexid Xigta
Dheef aad u yar.
Wax hal mar la liqi karo.
Dheef aad u yar.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Cunto ama cabbitaan jadiinka marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -intay, -imatay
Qeexid: Beer harammo ka gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld liin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -imtay, -immatay
Qeexid: Dhiiqo darteed la socon waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Rabsho badan (qof dhallinyar).
Qeexid Xigta: Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Qof da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg liq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hab naasaha xoolaha looga saaro caano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld luqmad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: In cunno ama cabbid ah oo mar hunguriga la mariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof wax illowsan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax saqraansan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]