Qeexid

"Cunto ama cabbitaan jadiinka marin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liq oo kali ah:
  • Si kasta ha ahaatee, dalka Ruushka oo Ciraaq ku lahaa dano waaweyn oo hanti badanina kaga jirto, kaas oo haddii Maraykanku qabsado laga baqe qabay, ayaa imika la sheegayaa inuu u xalaaloobay oo laga yaabo in bililiqada shidaalka uu wax ka siiyo.
  • "Al-shabaab waxaan noo dhexeeyay heshiis ah inaan la kala qaadan ciidanka iyo saraakiisha, balse tani waxay u muuqataa inay tahay mid ay nagu bililiqeysanayaan" ayuu Sh.