Qeexid

"Falidda dhul beereed sarac ku yaal oo caws iwm laga falay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga limad oo kali ah:
  • .Culimada Usuusha oo yiraahda hadday iska horyimaadaan Axaaddiista midna oggolaanaya midna diidaya, waxaa la qaadanayaa midka diidaya oo waa laga tagayaa midka oggolaanaya.
  • Waxayna culimada qaarkood weriyaan inay hal sano ka hor hijrada ahayd, qaarna waxay weriyaan in ay hal sano iyo laba bilood ka horreysey hijrada, qaar kalena waxay weriyaan waqtiyo kale oo kala duwan.