Qeexid

"Dhul mudda badan la daaqay oo xaalufay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lilan oo kali ah:
  • Haddaba waxaan dadka u sheegaynaa in dalka iyo dadkuba yihiin Somaliland dhamaan aqoonyahan waxgarad salaadiin iyo cuqaashuba ay ogyihiin lana odhan Karin dhib ayaa ka jirta.
  • Xuseen Bulxan sheegay in ay doonayaan in ay ka shidaal qaataan oo ka faa’iidaystaan tubta loo maray Cilmi-baadhista iyo sida Somaliland wax u qabsatayba.