Qeexid

"Geed yar oo dhulka ka soo fooca oo aan caleemo iyo ubax midna yeelan, midabkiisuna guduudyahay, boqoshaaga u eg oo la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga like oo kali ah:
  • Like Xuuko: Jawaannada Guddida Doorashooyinka, ayaa kaga damsiiyay natiijadii foodridka, waxaanay dhuxusha ka cadeeyeen codadkii xisbiyadu kala calfadeen iyo sidii loo kala hunguri waynaa.
  • Waxana ay wafdigani oo kala ahaa Gudoomiyaha Dhaqaalaha iyo horumarinta golaha deegaanka ee Hargaysa Khadar Ahmed Like iyo Gudoomiyaha arimaha bulshada Eng.