Qeexid

Wax meel ku mudan oo aan dhaqdhaqaaqin ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga likaysan oo kali ah:
  • Hase yeeshee, waan ka gam’i waayay oo waxay igu noqotay waran wadnaha igaga likaysan iyo waajib tunka iga saaran.
  • Hase yeeshee, waan ka gam’i waayay oo waxay igu noqotay waran wadnaha igaga likaysan iyo waajib tunka iga saaran.