Qeexid

Ku aadinta hub la ridayo meel si waanagsan loogu aadiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liishaan oo kali ah:
  • Al-Dawahiri ayaa hadalkiisan kaga dhawaaqay jacalad 25 daqiiqo oo maqal ah, taas oo uu ciwaan uga soo dhigay Kabul ilaa Muqdisho, waxa uu liishaanka ku saaray horumar uu sheegay inay sameeyeen kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Soomaaliya.