Qeexid

"(-mmo, m.dh) Dun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liilan oo kali ah:
  • Ka qaybalgayaasha xuska haweenka ku nool miyiga oo runtii Somaliland hawneekooda ku nool miyigu ay yihiin kuwo leh karti hawl-qabad oo ka dhigtay laf-dhabar inay u noqdaan qoyska somaliiland ee ku nool miyiga.
  • Liilan ayaa carabaabey in falal dambiyeedka ka dhacaya PL ay ka dambeyaan dadkii askaraha ahaa oo mushaharaadkooda waayay.