Qeexid

"Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liido oo kali ah:
  • Diyaaraddahan oo kasoo kacayey Markab weyn oo qalab Milateri u sida ciidamada Midowga Afrika, iyadoo xaafadaha dhanka barri ee Kawaanka Xoolaha ilaa Xeebta Liido dul heehaabayey.
  • Muqdisho(Allpuntland)-Meydka nin lagu sheegay in uu yahay Ajniba ayaa saaka lagu arkay agagaarka kawaanka Kaluunka ee Degmada xamarweyne ee Gobolka banaadir oo ku dhow xeebta Bada Liido.