Qeexid

Wax dhinac u qallooca ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liicsan oo kali ah:
  • Qarankeenu meelaha uu ka liicsanaa waxaa ka mid ahaa garsoorka oo aynu maanta ognahay ololaha dawladdu ku qaaday.
  • Qarankeenu meelaha uu ka liicsanaa waxaa ka mid ahaa garsoorka oo aynu maanta ognahay ololaha dawladdu ku qaaday.