Qeexid

"Foorar; janjeer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liic oo kali ah:
  • Samaroon wuxu ka liicayaa, dhanka Maxad Zaak laakiin mudaadan UGU danbaysa waxa la arkaa in ay ka firfir coonyahiin sidii hore!
  • Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa bishii lasoo dhaafay warqad uu u diray golaha ammaanka ee UN-ka wuxuu kaga dalbaday in Qarammada Midoobay ay taageerto ciidamada AMISOM si looga fogaado in ammaanku uu liico.