Qeexid

"Khayr; baraare; guul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liibaan oo kali ah:
  • Nimanka inta cimaamadaha gaduudan madaxyada iyo dhafoorada ku soo duubtay ee carabiga caatada ah kula murma xoola dhaqatada Soomaliyeed, waxay hayaan dhabo aysan waligood ku liibaanayn.
  • Ereyadaasi, waxay qalbiyada dadka Soomaaliyeed xusuusinayaan Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodhari) iyo jacaylkiisii Maqrib iyo Mashriq-ba maqalkiisu ka dhacay.