Qeexid

Cirbad dun gelin.

Qeexid Xigta

Maro iwm cad yar ku tolasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lifaaqo oo kali ah:
  • Waxa caadi ah in codsiga lagu soo lifaaqo: CV-gu waa dukumenti kaas oo eynu si qodobeysan ugu sheegeyno waxa ey ka mid yihiin khibradeena iyo waxbarashadeenna.