Qeexid

"Dun yar oo cirbad dulkeed ku jirta."

Qeexid Xigta

Dokominti la dirayo warqad la raaciyo oo sii kaabaysa dulucda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lifaaq oo kali ah:
  • Waxaa kawada marqaati kacay Indheer-Garadkii daawadey Qudbadii eey ka jeedisey Shirkii Biljam, ee nasiibdarrada aheyd (lifaaqa 1-aad ee hoose ka daawo Video-ga qudbadaa).
  • In badan oo ka mid ahi waxa ay maraan dariiqa sharciga waxayna ugu soo gudbiyaan dacwaddooda ama cabashadooda qoraal uu ku lifaaqaan yahay gal dacwadeed maxkamadeed iyo dukumaanti.