Qeexid

"ld laciifin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liciifin oo kali ah:
  • Waxa laga yaabaa in qaarkiin iswaydiiyaan kol haddii colaada reer Majeerteeniya u haayaan SL intaa gaadhsiisantahay maxay SL u eeganaysaa cadawgan ee ay u liciifin amaba burburin wayday?
  • Jawaabta oo koobani waxay tahay wakhtigan xaadirka wax dan ah oo SL ugu jirta burburinta amaba liciifinta Mamul-goboleedka Majeerteeniya haba yaratee ma jirto.