Qeexid

ld laciifi

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liciifi oo kali ah:
  • Jawaabta oo koobani waxay tahay wakhtigan xaadirka wax dan ah oo SL ugu jirta burburinta amaba liciifinta Mamul-goboleedka Majeerteeniya haba yaratee ma jirto.
  • Waxa laga yaabaa in qaarkiin iswaydiiyaan kol haddii colaada reer Majeerteeniya u haayaan SL intaa gaadhsiisantahay maxay SL u eeganaysaa cadawgan ee ay u liciifin amaba burburin wayday?