Qeexid

"Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga libin oo kali ah:
  • Horaa loo yidhi libinta ninkii keenay la og yahay ninkii doonaa ha sheegto.
  • Biixi marba dabadiisa ayuu eegaa, ka dibna marka uu isha ku dhufto gabadha daba tiicaysa ee qiimaha leh ayuu hoosta ka yidhaahdaa “Alleylehe malaa maanta ayuun bay libin guur kuugu dhowdahay.”