Qeexid

Ku l.: wax meel wada gelin. Tus.: “Musbaarka derbiga ku libdhi”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga libdhi oo kali ah:
  • Dadweynaheeda waxa asqada badankeedii ka reebay Ilaahay janadii ha ku libdhiyee marxuumkii dhintay, ninkaas oo waqtigii uu imaamka ahaa faatax-qasan dalka ka ilaaliyay, isaga oo kaga guntaday dheg-xumooyin badan oo dalka bakhtiisan lahaa.