Qeexid
Xiddigga afaraad ee daalallida una dhexeysa gudha iyo mareegadheer.
Qeexid Xigta
Nooc qodaxda ka mid ah.
Xiddigga afaraad ee daalallida una dhexeysa gudha iyo mareegadheer.
Nooc qodaxda ka mid ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Celcelinta xoolo iwm lagu celiyo meel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Xoolo iwm meel ku celcelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Qeexid Xigta: Abaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhoobo aad u qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: .r L. ka sii: libiqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Indho ka qarsoomid.
Qeexid Xigta: Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld libdhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid guul siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Guul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]