Qeexid

(c.nafl.) Nafley badda ku nool oo kalluunka qaabkiisa leh aadna uga weyn, oo dadka iyo kalluunka yaryar cunta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga libaaxbadeed oo kali ah:
  • Noocyada libaaxbadeedku way kala duwan yihiin, qaarkood aad ayay u waawayn yihiin, kuwo kalena waa yaryar yihiin.
  • Libaaxbadeed ( ingiriis : Shark) waa kaluun dheer, wayn oo bada ku dhex nool kaas oo cuna hilibka xayawaanka iyo kaluunka.