Qeexid

"Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul."

Qeexid Xigta

Abaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lib oo kali ah:
  • Menelik II oo aanan qarsan rabitaankiisii ahaa in uu qayb libaax ka helo boobkii reer Yurub ee qaaradda Afrika, wuxuu cagta mariyey ummado badan oo ay Soomalidu ka mid tahay.
  • Caasho sida oo kale waxaa ay ka hadshay arimo badan oo ku saabsan shirka Casmara, kii xamar iyo weliba shacabka reer Puntland iyo reer Maakhir State oo ay ku tilmaantay dad dawladnimada iyo kala danabaynta jecel.