Qeexid

(-immo/-inno, m.dh) Warqadda oggolaanshaha baabuur wadidda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leysin oo kali ah:
  • Sikastaba, Baarlamaanka oo iminka si buuxda uga soo wada qeybgalin Kalfadhigan ayaa meel marshey qaadashada Leysinka gaadiidka kala duwan ee Puntland.
  • Aqbalaadda Sh Sharif Sh Axmed aqbalay Axdiga KMG, kuna dhaartay waxay dhalisay eedeyn, shaki iyo gaaleysin.