Qeexid

"Kalgacal maal loo qabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lexejeclo oo kali ah:
  • Taasi waxay ina xusuusinaysaa hadalkii waayeelnimada iyo odaytinimadu ka muuqatey ee xambaarsananaa murtida culus ee uu yidhi Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo) ee ahaa "Dalka annagaa cid walba uga lexejeclo badan".
  • Lixdan jirkuna waa lexejeclo badan yahaye hantidiisa ha ka dayacin, toddobaatan jirku waa caano jecel yahaye, isaga iyo caruurya, isaga caanaha horsiiā€.