Qeexid

Wax dhinac u weecsan ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leexsan oo kali ah:
  • Talabaadna ururka dhexdiisa waxaa jiray bulsho cadhaysan oo wadaniyad ku sifowda oo goleyaal waawayn oo ururku isugu yimi ka sheegay in gadhwadeenka ururku leexsan yahay.