Qeexid

"Dabayl dhacda oo cirka u kacda."

Qeexid Kale

Qallooc gala kurus geel.

Qeexid Xigta

Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leexo oo kali ah:
  • Fadlan ka leexo jidka xukuumadihii hore mareen kuna fashilmeen muddo 22 sano ah.
  • Fadlan ka leexo jidka xukuumadihii hore mareen kuna fashilmeen muddo 22 sano ah.